HomeWarkiiMucaaradka Samatabixinta oo ugu danbeyn Warmurtiyeed ka soo saaray shirarkoodii

Mucaaradka Samatabixinta oo ugu danbeyn Warmurtiyeed ka soo saaray shirarkoodii

Siyaasiyiinta Golaha Madasha Mucaaradka oo tan iyo xalay shirar ka lahaa inay mar uun war ka soo saaraan fashilka ku yimid wada-xaajoodkii ay la lahaayeen Madaxtooyada ayaa ugu danbeyn galabta waxay soo saareen warmurtiyeed xili dhexdooda uu muran badan soo kala dhex galay.

War-murtiyeedka ayaa waxa ugu muhiimsan ee ka soo baxay wuxuu yahay inay sii wadi doonaan wada-xaajoodka ay Dowlada kula jiraan iyo inay cadeeyeen in shirarkii kala dhexeeyay Dowlada shalay uusan ku soo dhamaan sidii shacabku rajeynayay.

Warmurtiyeedka waxay ku cadeeyeen inay isla fahmi waayeen Dowlada sida xalku ku jiro balse gudigii dhawan ay magacaabeen ay sii wadi doonan wada-xaajoodka.

Hadaa halkaan ka akhriso warmurtiyeedka:-

May be an image of textMay be an image of text

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -