HomeWarkiiMucaaradka samatabxinta oo war culus ka soo saaray dagaalkii Balad--xaawo

Mucaaradka samatabxinta oo war culus ka soo saaray dagaalkii Balad–xaawo

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed waxay ka xuntahay in ciidamadii Qaranku ay maanta isku laynayaan dagaal siyaasadeed oo ay huriyeen madaxda Dowladda Federaalka, oo fursad hor leh siinaysa cadawga ummadda Soomaaliyeed, halkii laga sugayay in ay ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed u abaabusho sidii dalka looga xorayn lahaa argagixisada arxanka daran ee ku soo duushay dalka iyo dadka Soomaaliyeed.May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -