HomeWarkiiMucaradka samatabixinta oo war ka soo saaray talaabada Israa'iil qaaday

Mucaradka samatabixinta oo war ka soo saaray talaabada Israa’iil qaaday

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed waxay u aragtaa tallaabada uu maanta qaaday Kayaanka Israa’IL mid xadgudub ku ah madax bannaanida, wadajirka dhuleed, iyo midnimada Soomaaliya.

Shacabka Soomaaliyeed marna ma aqbali doonaan in shacabka Falastiin la duudsiiyo xaqooda oo dib loo dejiyo dhul Soomaaliyeed, halkii loo celin lahaa xuquuqda sharciga ah ee dalkooda hooyo.
May be an image of textMay be an image of text that says "We further call on the Federal Government of Somalia to confront this challenge through a coordinated, principled, and proactive diplomatic strategy, placing national unity above personal or factional interests. This effort must be pursued in close consultation with all Somali stakeholders and with regional and international partners, including Arab League, African Union IGAD, and the United Nations, and by fully utilizing all legal and diplomatic remedies available under international law. At this critical juncture, the defense of Somalia's sovereignty and unity must transcend political differences and be expressed as one clear, firm, and unified national position. -End-"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -