Munaasabad loogu mahad celinayo wefdigii  Soomaaliya ku matalayay dacwaddii baddeenna uuna goobjoog ka yahay  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka dhacday Caawa  Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha dalka.

Xafladda ayaa waxaa kaloo ka qeyb galay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda, Diblomaasiyiin, waxgarad, aqoonyahanno iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, kaasi oo iminka ka socoto xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble

Sidoo kale Xafladaan ayaa waxaa ka mid ah Wasiiradii ka Qeyb galay wasiirka maaliyada, iyo Xubno kale oo ku dhaw dhaw Villa Soomaaliya

 

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here