Muqaal laga Duubay Xarunta Madaxtooyada oo halis Galin karo Amniga

0

Villa somaliya oo laga duubay muuqaal u sahlaya Alshabaab in aysi sahlan qarax ugu fuliyaan kaas oo xaqiiq ah in jiraan muuqaalo kale ooloo diray Alshaab oo dhaqaalo badan ku bixiyay sidii ay u heli lahaayeen xoqgta villa somaliya

Qatarta kowaad ee ku soo wajahan Villa somaliyya
1-Cadowga oo si waadix ah loofu gudbiyay qaab dhismeedka Villa somaliya ayada ay u sahlanaan doonro xadowgu in uu wax yeeleeyo
2-in ammaanka Villa somaliya uu yahay mid jilicsan oo cidwaliba si sahlan ku geli karto
3-caalamka & dalalka saxiib la ah dowlada oo ka taakuleeya ciidamada oo qaadanaya fikir xun oo ay u arkaan in somaliya aysan laheyn wax sir ah

4-in shaki laga qabo in madaxtooyada la geliyey waxyaabaha qarxa oo shaki abuuri karta taas oo u sahlan kii asiga oo aan ka shaqeynin u sura gashay in uu gaaro xafiisyada xukumada
5-madaxtooyada oo dad aanan xilkas aheynin si anshax xumo ah ugu takri falleen xafiusyada xukumada

Halkaan ka Daawo muuqalka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here