Muqdisho (dayniiile.com)-Nin Ganacsade ah oo lagu magacaabo Saciid Diiriye ayaa Galabta lagala baxay xarun Ganacsi uu ku leeyahay Magaalada Muqdisho.

Ciidan ka tirsan Nabadusgida Gobolka Banaadir ayaa xirey ganacasadahaan xili uu ku sugnaa goobtiisa ganacsi oo ku taal Isgoyska Jubba degmada Shingaani ee Magaalada Muqdisho.

Advertisement

Si rasmi ah looma oga sababta Ganacadahaan loo xirey waxaase la filayaa in warar dheeraad ah laga helo.

Ciidamada Mabad sugida Dowlada Soomaaliya ayaa caadiyan inta badan waxay xariga nuucaan ah u fuliyaan arimo siyaasadeed inkastoo mararka qaarna is qabqabsiga dhanka ganacsigana u xiraan goob ganacsi ama shaqsi.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleMaxkamada Ciidamada oo Maanta qaaday dacwad loo heysto nin Alshabaabnimo ku eedeysan
Next articleMaxkamada Sare ee Puntland oo wax-kama jiraan ka soo qaaday mudo kordhintii ay sameysteen Baarlamaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here