Magalaada Muqdisho waa Caasimada Soomaaliya waxayna ka kooban tahay 17 Degmo oo laga qaado Malaayin Doolaroo Canshuur ah

Gobolka Banaadiir ayaa bixiya Canshuur aad u badan oo maalaayin Doolar gaareysa waxna looguma qabto taana waxay keentay in ay maanta godoon gashay Muqdiaho xaafadaheeda kala gadisana lagu kala gooshaayo Dooman taana wa ay Ceeb ku tahay Dowlada Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo Canshuur badan ka qaado taa oo waxba loogu qaban oo lagu damaashada oo kaliya

Shacabka Muqdiaho ayaa waayey Dadaalkii Dowladnimo iyo Mid Gobol taana waxay keentay qabooga badan ee jira iyo Biyaha la noqdaan Saaxiib

3sano iyo dhowr Bil ay jirta Dowlada Madaxweyne Farmaajo waxayna xal u keeni weysay in Biyahaas la mareeyo si nolosha Shacabka Canshuurtà bixiya ay u heleen Adeeg waafi ah

Intabadan Masuuliyiinta Dowlada Federaaalka ayaa ka yimid wadamo qurux oo aan laheen waraha maanta hareeyey Muqdisho mana Jirta masuul ku fikira bal in uu xal u keeno Xaalka Muqdisho oo la ooyesa Xanuunka.biyaha

Waxaa arkeysa Moota Bajaaj Biyaha qaaday oo weysan Dowlad Caawisa si Mootadiisa ula soo baxo

Hadaba Aqrista ma tahay Xiligii Canshuurta Diidi lahayeen shacabka Gobolka Banaadir madaama wax loogu qaban

Ku soo qor Jawaabtada
Dayniilecom8@gmail.com

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here