HomeWarkiiMuqdisho oo beri subax martigelibeysa markii ugu horeysay Shirka Wasiirada Dalalka bariga...

Muqdisho oo beri subax martigelibeysa markii ugu horeysay Shirka Wasiirada Dalalka bariga Afrika

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-maagaalada Muqdisho ayaa  beri subax waxay  martigelibeysa hadii Alle ogolaadk  markii ugu horeysay Shirka Wasiirada Dalalka bariga Afrika.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya  ayaa maanta Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiirka Gaashaandhigga Dalka Comoros kaasoo ka qeybgeli doona shirka beri oo sabti ah ee wasiirada dalalka bariga Afrika.

Maalmihii ugu dambeeyay waxaa Muqdisho ka socday shirka taliyayaasha ciidamada dalalka bariga Afrika.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -