MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Sida goor dhaw lagu baahiyay Universal Tv waxaa Muqdisho laga furey markii ugu horeysay  Xarun lagu baran doono Cilmiga Duulimaadyada Rayidka.

Xaruntaan oo uu furtay Muwaadin Somaliyeed ayuu ugu  magac daray SKY Aviation,wuxuuna sheegay in lacag badan.

Advertisement

Barashada diyaarad wadida waa mid ku cusub Magaalada Muqdisho marka loo eego xiliga baylootnimada.

DR.C/kariin Cali Cilmi Baarjeex oo ah masuulka furey Xaruntaan ayaa u waramay Univeraal TV wuxuuna sheegay inuu  25 sano ku soo jirey barashada cilmigaan iyo inuu isagu dadka sii baro.

Hadaba  warbixinta oo dhameystiran ka daawo muuqaalkaan hoose oo aan ka soo xiganay Universal TV.

Previous articleCiidamada Dowlada oo maanta xirey ganacsigii suuq-bacad
Next articleSarkaal sare oo u dhashay Imaaraadka oo Caawa Muqdisho lagu dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here