HomeWarkiiMUQDISHO: Wadooyin hor leh oo laga qaaday dhagxaantii ku xirneyd

MUQDISHO: Wadooyin hor leh oo laga qaaday dhagxaantii ku xirneyd

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Magaalada Muqdisho waxaa xalay mar kale wadooyin hor leh laga qaaday dhagxaantii amni ahaanta ugu xirnayd kadib talaabo ay qaadeen Dowlada Soomaaliya waxaana warbaahinta u sharaxay Taliyaha ciidamada Booliiska Muqdisho Macalin Mahdi kaasoo tilmaamay inta dhimana inay qaadi doonaan sanadka 2026-ka.

Taliye Macalin Mahdi wuxuu warbaahinta u sheegay inay dhagxaantii ka qaadeen xalay wadooyin ay ka mid yihiin Taribuunka iyo aaga isbitaaka masaarids iyo  shaleema Nasri kuwaasoo mudo u xirnaa sugida amniga dartiis.

“Yoolkeenu waa caasimada oo amaan ah islamarkaana aanu wax dhagaxa uusan dhex oolin” ayuu yiri Taliye Macalin Mahdi oo xusay inay rajeynayaan in caasimada dhamaan si inyar yar ah loo furo wadooyinka xiran.

“shacabka waxaan leenahay nala shaqeeya, noo soo gubiya xogaha caddowga Cadowgu ma ogola dorashada iyo horumarka socda,mar walba waxay u taagan yihiin inay dhibateeyaan,laakiin hadii aan wada jirno na ma dhibaateyn karaan” ayuu yiri Taliye Macalin Mahdi.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -