“Dadka Kenyaanka ah waa in ay dharkeeda kU sameysaa gudaha dalka halkii ay dibadda ka keeni lahaayeen dhar “ay xirteen dadka dhintay”, ayuu yiri mid ka mid ah musharaxiinta ugu cadcad doorashadii madaxtinimada ee Ogosto ee Raila Odinga.

Raila Odinga, oo hogaaminaya isbahaysiga Azimio la Umoja, ayaa ballan qaaday inuu sare u qaadi doono wax soo saarka shirkadaha dharka sameeya haddii la doorto.

Raila Odinga oo siidoo kale sheegay in uu qorsheheynayo in gudaha Kenya lagu sameeyo “dharka sida, suudadka iyo wixii la mid ah”.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here