HomeWarkiiMusharax C/risaaq Khaliif oo u tanaasulay C/qaadir Firdhiye

Musharax C/risaaq Khaliif oo u tanaasulay C/qaadir Firdhiye

LAAS-CAANOOD (DAYNIILE.COM)-Wararkii ugu danbeeyay ee aan ka heleyno hoolka doorashada Laas-caanood ayaa shegaya in Musharax C/risaaq Khaliif Axmed ayaa ka haray tartanka doorashada xilka Madaxweynaha Waqooyi Bari Soomaaliya, kadib markii uu u tanaasulay musharax Firdhiye.

Warar hoose ayaa sheegaya in C/risaakh Khaliif uu helay xog u sheegeysa in musharax Jamaal Maxamed Xasan uu codadkiisa u wareejiyay dhanka Firdhiye taasoo xisaabtiisa ka dhigeysa 51 cod.

Musharax C/risaaq wuxuu go’aansaday inuu isaga haro tartanka madaama ay natiijada dhinac u janjeersatay una cadaatay inuusan ka guuleysan karin musharax Firdhiye Firdhoye oo kaliya hada ay u harsan tahay in guushiisa lagu dhawaaqo

Kaamirada ayaa qabatay musharax Musharax C/risaaq  Khaliif oo gacan qaadaya Musharax Firdhiye si dad-bana ugu hambalyeynaya.

Si kastaba Musharax C/qaadir Firdhiye waxaa la cadeeyay inay wadato Dowlada Faderaalka Soomaaliya taasoo iftiimineysa inay Dowladu bixisay qarashaadka doorashada uu u adeegaday Firdhiye.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COM

May be an image of 2 people and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -