Dad Badan ayaa ku dhaliilaya Hadal Hore uga Ka Fakaday Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur oo Hada u Sharaxan Gudoomiyaha golaha Shacabka Somaliya
Xildhibaanka oo Ku Sugan Magaalada Baydhaha ayaa Saxaafada ka Sheegay Hadalka hada lagu dhaliiyo oo ahaa Hawiye Xasuuq mooye Xal Kale ma lahaa
Dadka Siyaasada Falan qeeya ayaana Sheegaya in Hadalkaas god madaw ku riday Siyaasada Xildhiaankan dhaliinyarada ah iyadoo qaar kale Sheegayan inuu Xilkiisa ku waayi lahaa Hadii Somaliya Sharcigu Shaqeeyo Sida wadamada reer galbeedka oo wax ka yar lagu Waayo Xilalka Dawliga sida hadalada Cunsiyada iyo Jinsiga la xirira
Cabaas aden oo arinkan ka hadlayey ayaana yiri , Ninkas waa in tartanka laga hor istaago. Isir neceeb iyo colaad oognimo ayu muujiyey
Maxay kula Tahay Hadalkan Saamayn ma ku yeelan doona Musharax Xasan