Kulan lagu Taageerayo Musharax Madaxwayne Xassan Cali khayre oo ay soo Abaabuleen Aqoonyahano, Dhalinyaro & Ururada Haweenka iyo waxgaradka iyo Qeybaha Bulshada ee kasoo jeeda Maamul goboleeldka Hirshabelle, ayaa lagu Qabtay Magaalada Muqdisho.

Xafladaha, Shirarka, isu soo baxyada lagu Taageerayo Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa si xawli ah isu soo taraya. Kuwaa oo ka Dhacaya Caasimada Dalkena ee Muqdisho. Gobolada Dalka iyo Dalka Dibadiisa, Xafladahan ayaa laga dheehan karaa Sida ay Bulshada Soomaaliyeed ugu qanacsan yihiin waxqabadkiisa. Ayna aaminsan yihiin in uu dalka horumar gaarsiin karo.

Tagaeerada loo haayo Musharaxnimada Xasan Cali Kheyre ayaa maal mahaan ka socday Caasimada Dalka iyo maamul Goboleyada iyadoona Horay loogu sameeyey taageero noocaan oo kale

Xasan Cali Kheyre ayaa Dalka Soomaaliya ka ahaa Wasiirka Koowaad iysagoon wax badan la qabtay howlabadan oo horay wax uga qaban wayeen Ra iisal wasarayaashii ka horeyey isaga

Musharax Xasan Cali Kheyre ayaa waxuu wax badan ka qabtay Arimaha Dhaqaalaha. Dhisida Ciidamqda Qaranka iyo la dagaalanka Musuq maasuqa

Mushara

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here