Waxaan u hambalyeynayaa madaxweynaha maanta loo doortay maamul goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen “Cali-Guudlaawe iyo Madaxwayne ku xigeekiisa Yuusuf Axmad Hagar, waxaanna Eebbe uga baryayaa in uu xilka loo igmaday u fududeeyo.

Waxaan dhamaan shacabka reer Hirshabeelle ugu baaqayaa in ay garab is taagaan madaxda cusub ee loo doortay Hirshabeelle.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here