HomeWarkiiMusharax Naasir Cige oo shaaciyay in xarig loogu geystay Nairobi ay ka...

Musharax Naasir Cige oo shaaciyay in xarig loogu geystay Nairobi ay ka danbeyso Dowlada Somalia

NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Musharrax Madaxweyne C/Naasir Cige ayaa la soo sheegaayaa in lagu xirey Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya waliba waxaa ku dhaqan qeybta la dagaalanka waxa ay ugu yeeraan Kenyaanku Booliiska la dagaalanka argagagxisada.

Muuqaal uu soo duubay ayuu ku sheegay in Dawladda Federaalka Somaliya ka danbeyso xarigiisa,islamarkaana wax kasta oo soo gaata uu masuul ka yahay Madaxweyne Xasan iyo Ra’iisulwasaare Xamza.

“waxaan rabaa inaan idinla wadaago hadii wax igu dhacaan waxaa loo heysto Madaxweyne Xasan iyo Ra’iisulwasaare Xamza waana isku deygii 9-aad oo la doonayay in la igu dilo ama in la afduubto, horana waan idinku sheegay in lacago badan lagu bixiyay sidii la ii dili lahaa” ayuu yiri C/naasir Cige

XAFIISKA WARARAKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -