Musharaxa Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Galmudug Dr Gacal oo looga Digay in loo doorto Xilkaas

 

War ay soo saareen Odayaasha dhaqanka Degmada Gurceel, ayaa lagu sheegay in xilka Gudoon ka Baarlamaanka Galmudug aan loo dooranin marnaba Dr Maxamed Nuur Gacal oo ah eedeysane lagu eedeeyey in uu ka danbeeyey sida ay sheegeen Weerarkii lagu dilay 6 Askari oo ahaa Ilaaladidii Siyaasiga sida weyn mucaaradka ku ah dowlada Cabdiramaan Cabdishakuur

Odoyaasha oo saxaafada la Hadlay ayaa ka digay in la Doorto Gacal oo ahaa maskaxdii ka dambeesay,
Weerarka Cabdiramaan Cabdishakuur waa siday ay hadalka u dhigeen.
Dr Gacal oo aad loogu xanta in uu yahay musharax ay dowlada soomaalia gadaal ka riixeyso inuu ku guuleesto korsiga gudoonka barlamanka galmudug. hayeeshe waxaa arinkaasi aad kaga soo horjeedo beesha uu kadhashay iyo dadka kale ee degan wadaaga la ahba.

odayashaa ayaa si adag ugu digay xildhibaanada cusub oo lafilaayo in macalinka bari ah dortan gudoonka barlamanka, in kasto odaysha ay walac xoogan ka muujiyeen in baaqa iyo digniinta ay dirayaan ay u hogaasaman, sababo ay ku sheegin in xildhibanada qudhooda ay yihiin kuwa aanan madax banaaneen codkooda.

hadalkan kasoo yeeray odayasha gurceel ayaa ku soo aadaya ayada oo maalinta barri ah lafilaayo in la doorto gudoomiyaha barlamanka galmudug iyo ku xiganeediisa.

Warka Odayaasha halkaan ka dhagetsa

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064