War qoraal ah oo maanta kasoo baxay qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliy ayey uga soo horjeesteen guddiyada Doorasho ee lagu dhawaaqay iyo habka ay dowlada u maamuleyso doorashada.

Musharaxiintan oo wadahadalo maalmo qaatay yeeshay ayaa sheegay in guddiyada doorasho ay musuq maasauqeen Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’isul Wasaaraha iyo taliska Ciidanka Nabad Sugida.

Qoraalka kasoo baxay Musharaxiinta ayey ku sheegeen in aysan qeyb ka noqoneyn hanaan doorasho oo ku saleysan boob iyo wax isdaba marin, waxa ay sidoo kale ka digeyn in kutakri fal dhaco xiliga kala guurka.

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here