Musharixiinta madaxweyne ku-xigeenada Trum iyo Joe Biden oo Xalay dooday

0

Madaxweyne ku xigeenka dalka Mareykanka Mike Pence iyo Kamala Harris oo ah haweeneey uu musharraxa xisbiga dimoqraadiga Joe Biden u soo xushay in ay noqoto ku xigeenkiisa, haddii uu ku guuleysto doorashada madaxtinimada, ayaa xalay yeeshay dooddi ugu horreysay.

Doodan oo xalay ahayd mid aad u kulul ayaa laga sii daayay qaar ka mid ah TV-yada Dalka Maraykanka, waxaana ay ahayd mid ka adag Doodii Usbuucii hore dhex martay Madaxweynaha Maraykanka Trum iyo Musharaxa dimoqraadiga Joe Biden

sidoo kale Doodda oo socotay muddo hal saac iyo bar ah, kana dhacday gobolka Utah ee galbeedka Mareykanka, ayaa  ahayd mid la wada sugayay.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here