Musiibo ka dhacday maamulka Meymaar.

0

#Musiibo #ka #dhacday #maamulka #Meymaar.

Ugu yaraantii 113 qof ayaa ku geeriyootey halka Tira intaasi kabadan uu dhaawac ka soo
gaarey kadib markii uu ku soo dumey God ay macdani ka qodeyeen woqooyiga Dalka Meymaar.

Shilkaani ayaa waxaa uu dhacay maanta oo Khamiis ah walina Laamaha Gur madka deg dega ah ee Wadankaasi ayaa Baadi goobeya haddii ay jiraan Dadkale oo wali ku jira halkaas iyo in kale.

Sabbta dhalisey in Godka uu dumo ayaa waxaa lagu soo warameyaa in ay tahay Roob Xoog leh oo halkaasi ka da, aayey Saacadihii la soo dhaafey  maanta oo Khamiis ah.

Warbaahinta Qaar ayaa ku warameya in Dadka Qaar Xitaa ay Adkaatey in Godkii laga soo saaro maa daa maa dhoobada halkaasi taala

awgeed ay in muddo ah aaney u suuroobin Kooxaxa Gargaarka in Miidadka ay halkaasi ka soobixiyaan.

Waxaana Geerida Dadkaani warbaahinta u Xaqiijisey wasaarada war faafinta Maamulka Meymaar, waxaan sida oo kale la tilmaameyaa

in Dadkaasi aaney helin in muudo ah wax Caawin ah taasina ay tahay wax yaabaha siikor dhiyey dhimashada Dadkaas. Sida ay ku warameyso wakaaladda wararka ee Reuters.

W/Q: Wariye; C/wahaab, Aadan, C/raxman.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here