HomeWarkiiMustaf Dhuxulow muxuu kala hadlay Wakiilada Hay’adda Socdaalka qaar ka mid ah...

Mustaf Dhuxulow muxuu kala hadlay Wakiilada Hay’adda Socdaalka qaar ka mid ah Dalalka caalamka+SAWIRRO

May be an image of ‎1 person, dais, newsroom and ‎text that says '‎RECCC<EFER ¥ SOCDAALKA SOCDAA, & HAY'ADDA 米 والحنسية iafo الهجرة עבוב JINSIYADDA CNAT תנונווווות * OF SOMALIA HA' ΎΟ JINSIYADDA اله ادارة CUID ΛρΕΝςν Ijaah‎'‎‎
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Mustaf Dhuxuloow ayaa kulan gaar ah kula yeeshay xarunta dhexe ku dhawaad 30 Uqaybsanayaasha HSJ ee safaaradaha iyo qunsuliyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku leedahay dalalka caalamka.

Kulankan ayaa lagu falanqeeyay xaaladda adeegyada socdaalka iyo jinsiyadda oo ay muwaadiniinta Soomaaliyeed ka helaan dibadda, iyadoo la dhagaystay caqabadaha jira iyo warbixinnada ku saabsan habsami u socodka howlaha. Waxaa kale oo lagu gorfeeyay qorshaha dib-u-habaynta iyo horumarinta shaqada, si loo fududeeyo adeegyada laguna dardargeliyo habraacyada casriga ah ee ay hay’addu ku taageerto shacabka Soomaaliyeed.

Agaasimaha Guud ayaa kala hadlay Uqaybsanayaasha muhiimadda ay leedahay xoojinta wada shaqaynta hay’adaha dowladda iyo isku xirka joogtada ah ee safaaradaha iyo xarunta dhexe ee HSJ. Waxa uu sidoo kale faray Uqaybsanayaasha in ay xoogga saaraan hagaajinta shaqada, fududeynta adeegyada, iyo ilaalinta sumcadda qaranka, si muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dibadda jooga ay u helaan adeeg degdeg ah oo hufan.May be an image of 12 people, people studying and textMay be an image of 10 people and textMay be an image of 11 people and textMay be an image of ‎text that says '‎oigh: Work JAMHU URIYADDASOOMAALIYA جمهوريةرالصوسان الصوسان SOMALI SOMALIREPUBLIC REPUBLIC Habraacyada Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda BAASABOOR Waxaa saxiixay: Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow PASSPORT -여 Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda August 6, 2025‎'‎May be an image of 10 people, people studying, newsroom and textMay be an image of 13 people, people studying and textMay be an image of 9 people and people studyingMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 2 people, television, newsroom and textMay be an image of 9 people, people studying and textMay be an image of 2 people, dais and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -