Musuqmaasuqa Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka

0

Wasiirkii Gaadiidka cirka iyo Dhulka ayaa wuxuu is daba Mariyay shirkad Contract ay lahaayeen Shirkad Maraykan oo Shirkadaas ayaa waxaa xiriir la soo sameeyay dad Wasiir Omaar ku dhawaa oo doonayay in Airports Somalia dhan lagu xero Cameras fever screening oo coronavirus lagu ogaado haddii qofka ay xumadiisa ama ay koreyso. Wasiirka ay soo wacay shirkadii iyo dadkii mashruuca keensaday ka dib u sheegay inay soo qiimeeyaan oo proposals u soo diraan si uu Golaha Wasiirada ugu ansixiyo markii shirkadii Mareykanka ay golaha wasiirada ansixiyeen oo wasaarada maaliyada inta aan loo gudbin ayuu Wasiir Omaar shirkadii waxa uu ku bedelay shirkad isaga iyo saaxiibadiis ay wada leeyihiin oo qiimihii wuu laba jibaaray intaas ka dib ayaa waxaa soo ofaaday dad somaliyeed oo shaqaala ka ah shirkadii Mareykanka ka dib safaarada Mareykanka ayaa wargelisay Aviation iyo Gudiga Maaliyada.
Wasiirkii oo wax shaqa ah ku lahayn arrimaha airportka looga xerayo kaamerooyinka oo ay tahay shaqa ay leedahay hayada ka madax banaan wasaaradiisa oo ah SOMALI CIVIL AVIATION AUTHORITY (SCAA) ayaa waxaa uu hareer maray sharcigii isaga oo contract ka saxiixday Department oo ah isla wasaaradii uu wasiirka ka ahaa una saxiixay shirkad uu isaga leeyahay wuxuuna ku soo gudbistay qarash dhan $290,000 halka shirkadii Mareykanka ay soo gudbisay qarash dhan $120,000 arrinkaas oo aad ugu careysiisay Maareyaha Aviation iyo Wasaarada maaliyada oo si cad ugu sheegay inuu arrimahaas faraha kala baxo oo ay la macaamilayaan shirkadii Mareykanka oo ah shirkad leh qibrad aad u fog ka soo bilaabato 1967. Intaas ka dib ayuu Wasiir Omaar wuxuu si handaad ah ku yiri Maareyihii Aviation waa inuu shirkada uu wato la siiyaa maxaa yeelay shirkada waxay wada leeyiihiin nin la dhashtay Madaxweyne Farmajo oo lagu magacaabo Ahmed Farmaajo intaas ka dib ayuu Maareyihii ku yiri Wasiir Omaar fadlan sharafka iyo karaamada Madaxweynaha hoos ha u dhigin haddii arrinkaas ay sax tahay Madaxweynaha ha i soo amro oo waa fulinayaa a markii said haddii uu yiraahdo u saxiix contracka walaalkay Ahmed Farmaajo arrinkaas oo Wasiir Omaar aad ugu caroodey ayuu si xanaaq u yiri waa arki doontaa wixii kugu dhaca intaas ka dib ayuu Mareeye Ahmed yiri anigu sharciga ayaa ku taaganahay meelna uguma leexanayo. Wasiirka oo doonayay inuu kaamerroyin been abuur ah ku xiro AirPort si uu u lunsado lacagta tirada badan isaga oo aan wax dan ah ka lahayn haddii ay shaqeyn weydo cameras laakiin Aviation iyo Gudiga Wasaarada ayaa ofaaday in shirkada Mareykanka ay kaameradooda ay tahay mid la hubo oo international standard oo heysata FDA approval iyo kaamerada oo sheegaya xitaa qofka haddii uusan mask heysan.

Heyadaha musumaasuqa iyo safaarada Mareykanka ayaa ka war helay musuqmaasuqa wasiir Omaar iyaga oo si dhaw ula socda sidoo kale ay wargeliyeen Dawlada Canada oo uu Wasiir Omaar dhalashadeeda haysto waxaa kale oo ay sheegeen in Wasiirka uu si hoose ugu qariyay reports diyaaradihii ku kala dhacay Bardaale iyo Beletweyne oo Ilaa iyo hadda uu u diidan yahay inuu siiyo Maamulada Jubaland iyo Hirshabelle sidoo kale wakaalada Aviation

Waxaan mardhaw idiin soo gudbin doonaa documents iyo contracts kale uu si hoose u saxiixday Wasiirka inaga wax cadeyn ah ma hayno in Walaalka Madaxweyne Farmaajo oo la yiraahda Ahmed Farmaajo ay wada leeyihiin shirkado waxaan mardhaw la xiriiri doonaa Ahmed Farmaajo iyo Agaasimaha gaadiidka oo markii aan la xiriirnay inoo sheegay in contract uu hore u saxiixay uu cancel gareeyay waxaa loo wareejiyay Aviation.
Marka investigation soo gabagabeyno ayaa u gudbin doonaa ummada Somaliyeed iyo hayadaha ku shaqa leh musuqmaasuqa.

Ahmed Dualleh
Corrupt free Somalia
Mogadishu

Wasiirkii Gaadiidka cirka iyo Dhulka ayaa wuxuu is daba Mariyay shirkad Contract ay lahaayeen Shirkad Maraykan oo Shirkadaas ayaa waxaa xiriir la soo sameeyay dad Wasiir Omaar ku dhawaa oo doonayay in Airports Somalia dhan lagu xero Cameras fever screening oo coronavirus lagu ogaado haddii qofka ay xumadiisa ama ay koreyso. Wasiirka ay soo wacay shirkadii iyo dadkii mashruuca keensaday ka dib u sheegay inay soo qiimeeyaan oo proposals u soo diraan si uu Golaha Wasiirada ugu ansixiyo markii shirkadii mareykanka ay golaha wasiirada ansixiyeen oo wasaarada maaliyada inta aan loo gudbin ayuu Wasiir Omaar shirkadii waxa uu ku bedelay shirkad isaga iyo saaxiibadiis ay wada leeyihiin oo qiimihii wuu laba jibaaray intaas ka dib ayaa waxaa soo ofaaday dad somaliyeed oo shaqaala ka ah shirkadii Mareykanka ka dib safaarada Mareykanka ayaa wargelisay Aviation iyo Gudiga Maaliyada.
Wasiirkii oo wax shaqa ah ku lahayn arrimaha airportka looga xerayo kaamerooyinka oo ay tahay shaqa ay leedahay hayada ka madax banaan wasaaradiisa oo ah SOMALI CIVIL AVIATION AUTHORITY (SCAA) ayaa waxaa uu hareer maray sharcigii isaga oo contract ka saxiixday Department oo ah isla wasaaradii uu wasiirka ka ahaa una saxiixay shirkad uu isaga leeyahay wuxuuna ku soo gudbistay qarash dhan $290,000 halka shirkadii Mareykanka ay soo gudbisay qarash dhan $120,000 arrinkaas oo aad ugu careysiisay Maareyaha Aviation iyo Wasaarada maaliyada oo si cad ugu sheegay inuu arrimahaas faraha kala baxo oo ay la macaamilayaan shirkadii Mareykanka oo ah shirkad leh qibrad aad u fog ka soo bilaabato 1967. Intaas ka dib ayuu Wasiir Omaar wuxuu si handaad ah ku yiri Maareyihii Aviation waa inuu shirkada uu wato la siiyaa maxaa yeelay shirkada waxay wada leeyiihiin nin la dhashtay Madaxweyne Farmajo oo lagu magacaabo Ahmed Farmaajo intaas ka dib ayuu Maareyihii ku yiri Wasiir Omaar fadlan sharafka iyo karaamada Madaxweynaha hoos ha u dhigin haddii arrinkaas ay sax tahay Madaxweynaha ha i soo amro oo waa fulinayaa a markii said haddii uu yiraahdo u saxiix contracka walaalkay Ahmed Farmaajo arrinkaas oo Wasiir Omaar aad ugu caroodey ayuu si xanaaq u yiri waa arki doontaa wixii kugu dhaca intaas ka dib ayuu Mareeye Ahmed yiri anigu sharciga ayaa ku taaganahay meelna uguma leexanayo. Wasiirka oo doonayay inuu kaamerroyin been abuur ah ku xiro AirPort si uu u lunsado lacagta tirada badan isaga oo aan wax dan ah ka lahayn haddii ay shaqeyn weydo cameras laakiin Aviation iyo Gudiga Wasaarada ayaa ofaaday in shirkada Mareykanka ay kaameradooda ay tahay mid la hubo oo international standard oo heysata FDA approval iyo kaamerada oo sheegaya xitaa qofka haddii uusan mask heysan.
Heyadaha musumaasuqa iyo safaarada Mareykanka ayaa ka war helay musuqmaasuqa wasiir Omaar iyaga oo si dhaw ula socda sidoo kale ay wargeliyeen Dawlada Canada oo uu Wasiir Omaar dhalashadeeda haysto waxaa kale oo ay sheegeen in Wasiirka uu si hoose ugu qariyay reports diyaaradihii ku kala dhacay Bardaale iyo Beletweyne oo Ilaa iyo hadda uu u diidan yahay inuu siiyo Maamulada Jubaland iyo Hirshabelle sidoo kale wakaalada Aviation
Waxaan mardhaw idiin soo gudbin doonaa documents iyo contracts kale uu si hoose u saxiixday Wasiirka inaga wax cadeyn ah ma hayno in Walaalka Madaxweyne Farmaajo oo la yiraahda Ahmed Farmaajo ay wada leeyihiin shirkado waxaan mardhaw la xiriiri doonaa Ahmed Farmaajo iyo Agaasimaha gaadiidka oo markii aan la xiriirnay inoo sheegay in contract uu hore u saxiixay uu cancel gareeyay waxaa loo wareejiyay Aviation.
Marka investigation soo gabagabeyno ayaa u gudbin doonaa ummada Somaliyeed iyo hayadaha ku shaqa leh musuqmaasuqa.

Ahmed Dualleh
Corrupt free Somalia
Mogadishu

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here