Warbaahinta Dowlada ayaa lagu shaaciyay muuqaal laga helay sidii loo duqeeyay shir saraakiisha Alshabaab uga socday Magaalada Aadan Yabaal oo hore warbixintaasi loo baahiyay.
Muuqaalka wuxuu muujinayaa gantaalka diyaarada ka soo dhacay o toos ugu dhacaya guriga Alshabaab ay ku shirayeen.
Howlgalkaan Dowladu waxay sheegtay in saaxiibada caalamka ay garab kaga heleen sidii loo qorsheeyayna uu u dhacay.
Haddaba halkaan ka daawo muuqaalka:-
