HomeWarkiiMuuqaalada iyo Sawirada dagaalkii Xalay iyo Saaka Muqdisho ka soconaya

Muuqaalada iyo Sawirada dagaalkii Xalay iyo Saaka Muqdisho ka soconaya

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Magaalada Muqdisho oo xaalad dagaal ku jirta tan iyo shalay galab ayaa waxaa soo baxaya khasaare xoogan oo shacabka iyo ciidamadaba ka soo gaaray dagaalka sidoo kale dhinacada dagaalamaya ayaa iyaguna khasaare kala gaareen.

Sawirada aad hoos ku arki kartaan waxaa ka mid ah dad dhaawacyo soo gaareen iyo haraaga hubka waa weyn ee la isu adeegsanayo,sidoo kale muuqaalada iyo sawirada aad arki kartaan waxaa ku jira gaari ciidamada Dowlada laga gubay.

Dagaalka inkastoo sidii xalay uusan u xooganeyn hadana wali rasaas ayaa magaalada Muqdiso laga maqlayaa mana jirto wax waan waan ah oo laga dhex wado dowlada iyo mucaaradka.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -