Muuse Biixi muxuu kaga meermeerayaa qaabilaada safiirka China.?

0

Waxaa Magaalada Hargeysa muddo 3 cisho ah ku sugan wafdi uu horkacayo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha Qin Jian.

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka meermeeray inuu qaabilo safiirka, lamana ogga sababta, waxayse warar laga helay ilo diblumaasiyadeed sheegayaan in sababta Muuse Biixi aanu u dooneyn qaabilaada Qin Jian in ay tahay in safiirku kala hadli doono xiriirka aysan dowladiisu jecleysan ee Somaliland la yeelatay Taiwan.

Taiwan ayaa sheegtay in dhowaan ay xafiis diblumaasiyadeed ka furaneyso Magaalada Hargeysa.

Somaliland ayaa muddo ku dhow 30 sheeganeysa in ay tahay dal ka madax-bannaan Soomaaliya, tiiyo aysan weli jirin dal aqoonsaday madax-banaanidooda.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here