Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyay maxaabiis gaareysa 484 oo ku xirnaa xabsiyada deeganada Somaliland.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi ayaa lagu yiri, “Waxaan go’aansaday in laga bilaabo taariikhda maanta aan cafis guud u fidiyo, bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed. Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xiran, oo tiradoodu dhan tahay 484maxbuus.”

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here