HomeWarkiiMuuse Biixi oo si kulul uga hadlay dilalka ku soo laa-laabtay Hargeysa

Muuse Biixi oo si kulul uga hadlay dilalka ku soo laa-laabtay Hargeysa

HARGEYSA (DAYNIILE.COM) Madaxweynihii hore ee Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa ka qeybgalay aas loo sameeyay qof dhawaan lagu dilay Hargeysa,wuxuu qabriga kaga hadlay si kale falalkaani dilalka ee Hargeysa ku soo laa-laabanaya.

Muuse Biixi wuxuu carabka ku dhuftay in duulaan shiaheeye ka danbeeyo lagg soo qaaday dadka reer Somalilan muujiyay in laga soo shaqeeyay falalkaani.

“Waxaad mooda in lanagu  soo duulay oo gacmo shisheeye ay Ina soo galeen, si dhexdeena Khalkhal uga dhaco” ayuu yiri Muuse Biixi

Wuxuu soo jeediyay in qof hadii la dilo aan xaalada looga sii darin oo markaa qof aan wwxba galabsan la dilin,Hay’adaha amaanka in laga war sugo ayuu u soo jeediyay bulshada.

“Shacabku waa inay la shaqeeyaan Hay’adaha amniga, waa inyarr oo kooban bulshada ka badan ,kuwa xilalka hayana waxaan leeyahay dadaal badan muujiya bulshadaa idin garab taagan”ayuu mar kale yiri

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -