CARTA (DAYNIILE.COM)- Waxaa maanta baraha bulshada si weyn loo hadal hayay muuqaal ilbiriqsiyo soconaya oo ay ku kaftamayeen Xasan Sheekh, Xasan Cali Kheyre iyo Shariif kadib markii ay isku arkeen munasabadii Carta Jabuuti ka dhacday maanta.
Su’aasha dad badan is weydiin karaan ayaa ah muxuu tilmaamayaa Muuqaalkaani madaama dad badan hore u aaminsanaayeen inay dagaashan yihiin siyaasiyiintaani islamarkana isku hub urursanayaan madaama waqtigii doorashada ay soo dhaw dahay.
Dadka siyaasada aad u taxliilaya waxay aaminsan yihiin sawirkaani kaliya uu muujinaayo qosolba
ery bixintii ahayd siyaasadu saaxiib joogta ah malaha balse dan joogta ah ayay leedahay taasoo dhinacyo badan loo sii qaadi karo , laba siyaasi markey dagaalaan iyo markey heshiiyaan ayaana loo adeegsada ereyadaasi balse mida maanta way ka yara duwan tahay sababtoo ah ma jirto wax heshiis ah oo dhexmaray.
Dadka siyaasada taxliilaya isla oraahdaan ayay waxay u adegsanayaan in siyaasadu tahay tahay qosol been ah
ery bixintii ahayd siyaasadu saaxiib joogta ah malaha balse dan joogta ah ayay leedahay taasoo dhinacyo badan loo sii qaadi karo , laba siyaasi markey dagaalaan iyo markey heshiiyaan ayaana loo adeegsada ereyadaasi balse mida maanta way ka yara duwan tahay sababtoo ah ma jirto wax heshiis ah oo dhexmaray.
Dadka siyaasada taxliilaya isla oraahdaan ayay waxay u adegsanayaan in siyaasadu tahay qosol been ah oo lagu muujiyo meelaha fagaaraha sida maanta oo kale balse siyaasi kasta sakiintiisa ay jeebka ugu jirto , hadii indha kale lagu eegana ay mar noqon karto sheeko u baahan inay ku tusaala qaataan kuwa iyaga dartood isku colaadiya kuwaasoo mararka qaar isku dilaba xili odayaashu markey is arkaan saas isu marxabeynaya .
Qolooyinka siyaasada marin habaabya waxay muuqaalkaan ku qiimeyanyaan mid iaga dhexdooda ay been isugu sheegayaan islamarkaana ay dhici karto in beri labada isla socota kala boodaan tuusale ahaan xasan Cali kheyre iyo Shariif midkood haduu madaxooyada la wareego ay iman doonto in hadana labada kale oo isla socda beri hadana la arko sidaas daraadeed qosolka yaan lagu kadsoomin ayay leeyihiin kooxdaana.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

