HomeWarkiiMuxuu yahay qorshaha halista ku ahaa Somalia ee Wasiir Fiqi uu sheegay...

Muxuu yahay qorshaha halista ku ahaa Somalia ee Wasiir Fiqi uu sheegay inay maanta ka hor istaageen Itoobiya

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Difaaca ayaa shaaciyay inay Dowladu diiday Somalia diiday in baddeena ay dhoolatus ku sameeyaan wadamabad bad la’aanta ah sida itoobiya oo shirka dhaq dhaqaaqyo badan ka sameysay s.

“shirka ka dhacaya Xamar ,go’aan hore loo gaaray ayaa muran ka dhashay oo ku saabsan dhoolal-tus ay sameyn lahaayeen ciidamada Badda ee dalalka Bariga Afrika,waxaa soo jeedinay

“Waan diidmay in dhoola-tuskaasi Baddeena ka dhaco dalalk kalan way nagaqaateen soo jeedinteena”ayuu yiri Wasiir Fiqi

Wasiirka wuxuu intaasi ku daray in madaama hore murano iyo khilaaf u dhex yaalay Somalia iyo Itoobiya sidaas darteed ay ka cabsadeen in la isugu soo hoos dugaalo sidaas daraadeed ayuu wasiirku sheegay in Somalia kana qeybgaleyn islamarkaana dalkeedana aan lagu qabanayen.

“madaama hore murano iyo khilaaf u dhex yaalay Somalia iyo Itoobiya waxaan ka cabsanay in naloogu soo gabado”ayuu mar kle yiri Wasiifka difaaca Somalia

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -