HomeWarkiiMuxuu yahay ujeedka Madaxweyne Ciro u badalay Gudoomiyayaashii Gobolada Awdal,Sanaag

Muxuu yahay ujeedka Madaxweyne Ciro u badalay Gudoomiyayaashii Gobolada Awdal,Sanaag

HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamulka Somaliland C/raxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta badalay dhowr gudoomiye gobol isagoona magacaabay gudoomiyayaal cusub.

Gobolada uu madaxda cusub u sameeyay waxaa ka mid ah Awdal ,Sanaag  iyo Saaxil kuwaasoo u badan kuwa xuduudaha gobolada kale ee Dalka ku yaal.

Wararku waxay tilmaamayan in ujeedka ugu weyn ee magacaabista Gudomiyayaasha cusub ay salka ku heyso rabashadihii dhawaan ka dhacay Boorama iyo cabsiga soo wajahday Madaxweyne Cirro taasoo ah sidii reer laas-caanood inay reer Boorama ka go’aan Somaliland wali si awood ah.

Madaxweyne Cirro wuxuu raadinayaa isbadalo uu is leeyahay waxaad ku anan kartaa qalbiyada shacabka Awdal walow ay dhankooda aad u muujiyeen inay markaan kadib ka sii mid ahaan karin Maamulka Somaliland iyagoona maalin cad aargadii Boorama ku buufiyay calanka Somalia iyo kan maamulka ay doonayaan ee Awdal State oo hore u sameysnaa.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

May be a graphic of one or more people and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -