HomeWarkiiMuxuu yahay warka Somali u wanaagsan ee saacadihii ugu dambeeyay baraha bulshada...

Muxuu yahay warka Somali u wanaagsan ee saacadihii ugu dambeeyay baraha bulshada qabsaday.

Waxaa aad baraha bulshada u qabsaday war aad ugu wanaagsan mustaqbalka Somalia dhanka dhaqaalaha iyo amnigaba madaama ay isku xiran yihiin oo hadii dhaqaale la helo amnina uu sahlnaanay, sidoo kale hadii amni la helo dhaqaaluu uu iska imanayo.

Warkaan farxada leh ayaa ah in Somalia ay soo dalbadeen Ururka wadamada dhoofiya Shidaalka ee   OPEC si Somalia xubin uga noqoto.

OPEC waxay talaabadaani u qaaday si loo ilaaliyo suuqa shidaalka adduunka sidaasna ay u dalbadeen in Somalia ay ku biirto Dowladahaani.

Guusha iyo farxada qof kasta oo Soomaali ah uu maanta dareemayo ayaa ah Soomaaliya ay ka gudubtay marxaladdi ahayd shidaalkeeda lama soo bixi-karto mar hadii ay iminka mareyso in looga yeeray OPEC.

Dhanka kale wali si rasmi ah Dowladu war dhameystiran uga ma soo saarin taasoo ay ku cadeynayaan dalabka OPEC.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -