Naadiga Difaacanaya Markii 3 oo xiriir ah hanashada Horyaalka ingiriiska 2022-2023 Galabta Hogaanka ku qabtay Si KMG ah 17 dhibcood oo nadiifa ah .

Naadiga Man City ayaa galabta Si KMG hogaanka ugu qabtay markii ugu horeysay Horyaalka ingiriiska 2022-2923 ka dib markii ay 0-3 ugu awood sheegteen Naadiga Wolvez oo ay Marti ugu ahaayeen garoobkooda waxaana ay guushaasi ka saaciday inay 2 dhibcood uga qabtaan hogaanka Horyaalka Arsenal oo hogaamineysay xaga dhibcaha.

Laacibka lambarka 9 ee Man City ayaa ka mid ahaa xidigihii dhaliyay goolasha Maanta waxaana Gool ma waaaye Hallaand uu noqday mid shabaqa la.daris ah maadaama kulan kasta uu Gool u dhalinyaro naadigiisa Man City waxaana uu gooldhalinta ku horkacayaa 11 gool

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here