Nabad Sugida Qaranka oo Xabsi dhigtay wadaad siweyn looga yaqaano magaalada Muqdisho

0

Sida aan warka ku heleyno xalay ayaa waxaa Hooygiisa oo ku yaalo Waqooyiga Muqdisho laga baxay Sheikh siweyn looga yaqaano iyadoona Falkaa ay sameyeen ciacdamada Nabad Sugida Qaranka

Wadaqdka ayaa lagu magacabaa Abuikar Cumar Caadin waxuuna ka mid ahaa aas aasayashii Maxaakiimta Islaamka

Wadaadka ayaa wareysi uu siiyey Idaacadaha maxaliga ee Muqdisho siweyn ugu taageeray Xarakada Alshabaab taa oo keentay in loo dhaco Hooygiisa lagana soo xiro

Abuukar Cumar Cadaanii ayaa marnaba qarsan taageerada uu u haayo Xoogaga Islaamiyiinta iyadoona horay ugu waayey Xubnahiisa Qaar

Macada Meesha lagu xirtay waxaana lagu eedeeyey Taageero Urur Diimeyd Dagaal ka wado Gudaha Dalka

Nabad sugida Qaranka ayaa maal mahaan wado dadaal ay ku dooneysa in ay ku ciribtirto taageerayaasha Alshabaab ee magaalada Muqdiaho

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here