Nabad Sugida Soomaaliya oo xilka sare loo dhiibo Dadka aan Ehel u aheyn oo aan qarin karin Sirta Qaranka

0

Dal sidiisaba waxuu ku dhisanyahay Nabada Sugida qaranka habka wanaagsan ay u shaqeysa waana laf dhabarka Dowladnimo

Dowladaha waa weyn ee hor maray waxay ku hor mareen waa Sirdoonka oo loo dhiibo dad aqoon u leh taasi Soomaaliya way ka duwan tahay waxaad arkee qof aan waligii ka soo shaqeyn sirdoon in xilalka sare loo magacaabayo kuwaa oo sirta Dalka si sahal ah ku bixinaayo

Aduunka kama dhicin masuil xubin sare ka soo qabtay Nabad Sugida hadana Sirtii Dalka idacadaha ku Faafinaayo taana waa tan keentay in Soomaaliya yeelan weyso Sir doon Fiican oo dalka ka bad baadiyo Cadowga Gudaha iyo Dibadda

Inta badan Sirdoonka Dalka waxaa maamulo shaqsiyaad wadamo shisheeyey Xiirir la leh taana waxay keentay in Sirtii Qaranka Soomaaliya Sirtiisi mar walba banaanka iska taalo

Aduunka kama dhicin taliyahii Nabad Sugida in uu Dood kaga qetb galo isagoo fidinaayo sirtii dhameyd ee Qaranka

Waxaa aad ula yaabay Dood aan ka daawaday Tviyada Soomalida oo ka hadlaayo Taliye ku xigeenkii Nabad Sugida oo lagu magacaabo Ismaaciil Ismaan oo siweyn u dhaliilaayo Heyadii uu isagu ka soo shaqeynaayey oo laga doonaayey sirteeda in uu qariyo balse Afhayeenka Boliska oo Ammaan ku musteystay halka barnaamijka uu canbaareyn dusha looga tuuray Taliye ku xigeenkii hore ee Nabad sugida Ismaciil Cusmaan ayada afhayeenku Ammaan ku musteystay Gaashaale Saadaq Cali Aadan barnaamijka waxaa soo tabinayey Somali waddani tv kaas oo barnaamij ka diyaariyey barnaamij ka baxay tvga Universal oo la yiraahdo Ifiye kaas oo isla todobaadkan ka baxay Universal tv Barnasmijakan waxaa daadihineyey Ahmed Diidicade oo horey u ahaa sarkaal Ciidanka Boliska Somaliyeed ee dowladdii Dhexe aqoon weyn u leh iyo qibrad Arimaha Amniga

Halkaan hoose ka daawo

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here