HomeWarkiiNabadoon Abaabul oo weerar ku qaaday Boqor Buur-madoow

Nabadoon Abaabul oo weerar ku qaaday Boqor Buur-madoow

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Nabadoon Abaabul oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer Muqdisho ayaa weerar afka ah wuxuu ku qaaday Boqor Buur-madoow oo isna ka mid ah dhaqanka Waqooyiga Somalia gaar ahaan reer Somaliland.

“Boqor Bar-madoow Suuqa Burco ayuu Ari ku gadi jiray, Xamar markuu yimidna nin Gawaad ah oo naagaha gada ayuu ahaa”. ayuu yiri Nabadoon Abaabul oo warbaahinta kula hadlayay Magaalada Muqdisho

Nabadoon Abaabul wuxuu xusay inuu soo qarxin doono haweenkii uu iibin jirey iyo magacyadooda ,iyo sidoo kale guriyihii uu ku iibin jirey haweenka” ayuu yiri Nabadoon Abaabul

“waxaan soo sawiraa oo aan keenaa magacyada naagihii uu gadi jirey,aniga daba dhiganaayo ,loona ceyn maa Isaaq iyo habar jecla” ayuu yiri Nabadoonka

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -