Waxaan soo dhaweyneynaa shirarka midawga Musharrixiinta iyo Ra’iisul Wasaaruhu ay ugu gogol xaarayaaan qabashada doorasho loo dhanyahay, waxaan kasoo hor-jeednaa carqaladeynta uu wado madaxweynaha mudda xileedku ka dhamaaday, waxaa kale oo aan horumuud ka noqoneynaa dibadbaxa nabadeed ee Sabdiga, Dadka Muqdishana waxaan ugu baaqeynaa inay isu soo baxaan oo ay dareenkooda muujiyaan, raacaanna tilmaamaha kahor tagga Xanuuna COVID19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here