MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada dowlada Somalia ayaa ku guuleystay inay galabta  fashiliyaan Nin isku soo xiray walxaha qarxa kaaso doonaayay inuu shacabka isku qarxiyo sida warka aan ku helnay.

Ciidamada ayaa dareemay in ninkaani wax damacsan yahay kadibna way jooiiyeen si ay u baaraan taasina waxay soo dedejisay inuu kaligii is  qarxiyo inta u dhaxaysa isgoyska Cali Kamiin iyo Laba Dhagax.

Advertisement

Qaraxaan ayaa aad looga maqlay Muqdisho intii lagu guda jirey daawashada ciyaarta hada soo dhamaatay ee u dhaxeysay kooxaha Banaadir iyo Galmudug.

Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa ay laba ruux shacaba ay ku dhinteen halka hal askarina ku dhaawacmay.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleDEG DEG: Xulka Galmudug oo u soo baxay fiinaalaha tartanka Maamul Goboleedyada.
Next articleSarkaal ka socday Midowga Yurub oo Dowlada kala hadlay Amniga Badda Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here