HomeWarkiiNatiijada Imtixaanka Dugsiga sare oo Galabt markii ugu horeysay lagu shaacin doono...

Natiijada Imtixaanka Dugsiga sare oo Galabt markii ugu horeysay lagu shaacin doono Jowhar

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, waxa ay galabta shaacineysaa Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee sanad-dugsiyeedka 2024/2025.

Wasiirka Waxbarashada Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa markii ugu horreysay natiijada uga dhawaaqi doona meel ka baxsan caasimadda Muqdisho, iyadoo munaasabadda rasmiga ah ee shaacinta natiijada galabta lagu qaban doono magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Hore Natiijada Imtixaanaadka waxay Dowladu sida caadiga ugu shaacin jirtay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.
May be an image of text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -