HomeWarkiiNatiijada Imtixaanka Dugsiga sare oo la soo saaray iyo sida Ardeydu kaalimaha...

Natiijada Imtixaanka Dugsiga sare oo la soo saaray iyo sida Ardeydu kaalimaha hore u kala galeen

Wasaarada Waxbarashada Somalia ayaa Jowhar kaga dhawaaqday natiijada Imtixaanaadka Dugsiga sare fasalkiisa 12-aad.

Wasiirka Waxbarashada ayaa markii ugu horeysay wuxuu natiijada ka shaaciyay Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabelle.

Imtixaanka shahaadiga waxaa gashay tirada guud 38,471 waxaa gudubtay 32,714 arday.

Waxaa imtixaanka kudhacay 5,757 arday.

Sidoo kale Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa shaacisay in Caaisha Aadan Ugaas Xirsi ay gashay kaalinta 1-aad ee Imtixaanka Qaranka Sannad Dugsiyeedka 2024/25.
Caaisha waxey dhiganeysay Dugsiga SOS ee Gobolka Banaadir waxa ayna heshay cel celis ahaan 91.99%.
May be an image of 1 person and text
Hambalyo Khaalid Cabdinuur Xuseen oo galay kaalinta 2aad.

Khaalid waxuu wax ka baranayey Dugsiga Markabley oo kamid ah Dowlad Goboleedka Jubbaland.
May be an image of ‎1 person and ‎text that says "‎#wnhly 2 Kalid Abdinor Hussein Hamud 91.93 Dugsiga Markabley Jubbaland State م นนส JFS Wasaaradda Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare f O Moechsomali‎"‎‎
Hambalyo Feysal Ibraahim Maxamed Cali oo galay Kaalinta 3aad.
Faysal waxuu dhiganayey Dugsiga Rainbow oo katirsan Koonfur-Galbeed.May be an image of 1 person and text
Hambalyo Fartuun Tahliil Caalin Guuleed oo gashay Kaalinta 4aad.
Fartuun waxey dhiganeysay Dugsiga Hiran Integrated oo kamid ah Dugsiyada ku yaalla Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.May be an image of 1 person and text
Hambalyo Cabdiqani Cabdixakiin Xassan Axmed oo galay Kaalinta 5aad.
Cabdiqani waxuu dhiganayey Dugsiga Sunlight oo ka tirsan Galmudug.May be an image of 1 person, playing basketball and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -