MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Waxaa Galabta bar baro 0-0 ku kala bxay kooxaha Banaadir iyo Juballand kulankii ugu danbeeyay wareega koowaad ee tartanka kubada cagta Maamul Goboleedyada Soomaaliya iyo Gobolka Banaadir.

Kulanka galabta labada kooxba guul bay raadineysay laakiin 90-kii daqiiqo ee ciyaarta way isku garab dheceen markii ay ku kala baxeen Juballand 0-0 Banaadir.

Advertisement

Natiijada kulanka Galabta wuxuu kala sareynta kooxaha ka dhigan in Hirshabelle kaalinta 1-aad ku gasho dhanka gool tirsiga halka Galmudug 2-aad ku gashay gool tirsiga sidoo kale Banaadir 3-aad ayay ku galeen goolal tirsiga madaama sedexdaan koox aan soo xusnay ay wada yeesheen 7 dhibcood,waxaana 4-aad gashay juballand oo leh 4 dhibcood halka kaalinta ugu danbeysay ay ka gashay Koonfur-galbeed oo leh 3 dhibcood oo kaliya.

May be an image of text that says "G ASTAAN SPORTS GP ...KALA-SAREYNTA.. w D L Hirshabeelle G/D PTS 2 1 1 +4 7 Galmudug 4 2 1 1 +3 Banaadir 7 4 2 1 1 -1 7 Jubbaland 4 1 1 2 K. Galbeed o 4 1 o 3 -6 3 @astaansports"dhanka kale sida sharciga ahaa afarta ugu sareysa ayaa dheelaya semefiinaalaha waxaana ay isugu aadeen sidan:-

May be an image of text that says "S ASTAAN SPORTS 23/01/2024 HIRSHABEELE VS JUBALAND 24/01/2024 VS GALMUDUG G.BANAADIR BANAADIR @astaansports"

guud ahaan sawirada waxaa xuquuqdooda iska leh Astaan Sports TV

Previous articleTirada Dhimashada Falastiiniyiinta oo dhaaftay 25 kun ruux.
Next articleCustom T Shirts – Freelance T Shirt Designer Specialists

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here