1-Awoodda Madaxwaynaha oo hoos loo dhigo & talada doorashada uu ku wareejiyo Pm rooble, in La Magacaabo Guddi ku magacaaban Golaha amniga Qaranka
2-doorashada xubnaha Gedo oo Kismaayo lageeyo.
3- Guddiga doorashada oo lagu sameeyo isbadal aan buurnayn.
4-Ergada Gobolada waqooyi oo loo qaybsado laba isla eg .
5- In lasameeyo Kor joogto Ka socoto midowga afrika iyo QM, kuwaasoo doorashada la socda.

Waa fikirkayga natiijada lafilan karo ugu dambayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here