HomeWarkiiNatriijada ka soo baxday sahmintii Turkigu ka sameeyay shidaalka Soomaaliya

Natriijada ka soo baxday sahmintii Turkigu ka sameeyay shidaalka Soomaaliya

Madaxweynaha Somaliya oo maanta ka anbabaxay Dalka islamarkaana Jabuuti ka bilaabay socdaalkiisa maalmaha qaadan doona ayaa lagu wadaa inuu u sii gudbo Dalka Turley halkaasoo ay ku balansan yihiin Madaxweynaha Ordogan.
Laba qodob oo ku saabsanaa ujeedka socdaalka Madaxweyne Xasan ayaa ah in isaga iyo Madaxweynaha Turkey talaadada beri si wada-jir ah ugu dhawaaqi doonaan natijada ka soo baxday baaritaankii Turkidu ku sameeyeen shidaalka Soomaaliya ,inta uu la egyahay ,meelaha laga helay iyo xiliga rasmiga ah ee la bilaabayo soo saarista shidaalka.
Sidoo kale qodobka labaad oo ah inay wada jir war uga soo saaraan isku deyga Yuhuuda ay ku doonayso inay ku xoogto dhul Soomaaliya ay leedahay ayaa iyaddana lagu wadaa inay shidaalka kadib warbaahinta la wadaagaan ,si gaar ah go’amada adag ee turkidu ka qaadan doonaan talaabada Israa’iil.
Warar kale ayaa sheegaya in marka hore masuuliyiintu war ka soo saari doonaan talaabada Israa’iil kadib ay arinta shidaalka ka hadli doonaan,si kastaba labada madaxweyne waxaa qorshaha ku jirta ugu danbeyn inay isla soo sagotin doonaan shirkada soo saareysa shidaalka hadii aaney wax is badalin.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -