Masuuliyiin Soomaali iyo Kenya ka kala  tirsan ayaa ka qeyb-galay caawa manaasabad xarigga looga jarayay dib u bilaabida Duulimaadkii Diyaraadda Kenya Airways ku imaanayso Muqdisho.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Jabriil Ibrahin Cabdulele  ayaa ka qeybgalay,sidoo kale wasiiro ka tiraan Kenya ayaa ka qeybgalay sida wasiirka gaashaandhiga Adan Barre Ducaale.

Advertisement

Diyaarada ayaa shaqadeeda si rasmi ah loo daah furey waxayna muqdisho tagi doontaa 3 jeerr asbuucii.

Previous articleWarbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Next articleDowlada Turkiga oo cadeysay inay difaaceyso Badda iyo Madax-banaanida Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here