Jerusalem (dayniiile.co)-Ra’iisulwasaaraha Israa’iil ayaa daboolka ka qaaday inay kordhinayaan misaaniyada dhaqaale ee Wasaaradooda Gaashaandhiga ,sidoo kalana ay ciidamada kordhin doonaan.

Netanyahu oo cabsi badan ay ku abuureen Dagaalyahanada Muslimiinta ah ee Xamaas ayaa qal qal badan laga dareemayaa xili reer Galbeedku dhaqaale iyo huba la garab taagan yihiin.

Advertisement

“hadafkeenu waa waa qaybta wax soo saarka milatariga iyo wax badan oo lagu daro miisaaniyaddeeda difaaca” ayuu yiri Netanyahu

“waxaan kordhineynaa Misaaniyada dhaqaale ee Ciidamada si sanado badan aan nabad ugu noolaano” ayuu mar kale yiri Netanyahu

Waxa uu sheegay in siddeed toddobaad gudahood, qorshe lagu soo bandhigi doono gaar ahaan kordhinta miisaaniyada.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COMGaza

Previous articleDAAWO: Somalia oo guul ka gaartay diblomaasiyad ahaan Damaca Itoobiya.
Next articleShuban Biyood dad badan ku dhinteen oo ka dilaacay deegaan ku dhaw Magaalada Mahadaay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here