Sida lagu baahiyay warbaahinta Dowlada waxaa gacanta lagu soo dhigay nin ka tirsan Alshabaab oo qaabilsan canshuu qaadka.
Ninkaan oo lagu magacaabo Maxamed Cali Cismaan ayaa waxaa soo qabtay  Ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee ka howlgalaya gobolka Gedo.
Qabashada ninkaan ayaa timid kadib howlgal ay ciidamada Sirdoonku  ka sameeyeen Degaano hoos yimaada Degmada Luuq ee Gobolka Geddo,
Mooto laba lugooleey ayuu watay ninkaan Alshabaab ah waxaana la qabtay  xili uu dadka beeraleyda ka qaadayey lacag baad ah sida raadiyaha Dowladu sheegay.
Mar wax laga weydiiyay dhanka uu kaga soo biiray Alshabaab ayuu tilmaamay inuu degaanka Ufuroow ee gobolka Baay uga soo biiray markiisii hore.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 1 person, motorcycle, scooter and bicycleMay be an image of 2 people and beardMay be an image of 4 peopleMay be an image of 3 people
Previous articleCiidamada Itoobiya oo weerar ku qaaday Saldhigyo Alshabaab ku leeyihiin duleedka Diinsoor.
Next articleDarawiishta Jubaland iyo kuwa Dowlada oo Caawa fashiliyay Miinoyin la geliyay wadooyinka soo gala Dhoobleey+Sawiiro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here