MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Saldhiga Booliiska  Degmada  Waaberi Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane dil ka geystay degmadaasi.

Wark  ka soo baxay Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir maanta ayay sidoo  kale ku sheegeen in eedeysanaha uu 30-1-2024 xabad ku dhuftay qof kadibna uu baxsaday balse maanta la soo qabtay.

Advertisement

Taliska wuxuu tilmaamay in dhawaan maxkanada awoodeeda leh la soo taagi doono eedeysanahaan.

“Ninka uu dilay waxaa lagu dabiibayaa isbitaal digfeer”ayaa lagu yiri warka ka soo baxay taliska booliiska.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleTaliye Macalin Mahdi ” Gacan ku dhiiglaha iyo intii garab siisayba waan soo qabaneyna nagu kalsoonaada”
Next articleDuqa Muqdisho oo damanaad qaaday nolosha Caruurtii ay ka geeriyootay hooyadii ninkeedu gubay+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here