Waxaa goordhaw nin dhallinyaro ah Eedadiis oo la dhalatay aabihiis ku dilay degmada Dayniile gaar ahaan xaafada loo yaqaan S Sta ee katirsan waaxda Halgan.

Dadka deegaanka ayaa ii sheegay wiilka wax dilay isku dhacsanaayeen aabihiis iyo eedadiis, waxaana wiilkan u tagay eedadiis uu wacay kaddibna markii ay u timid toorey ama mindi ku dhiftay.

Maamada la dilay ayaa magaceeda lagu sheegay Maryan, waxaana goobta ka baxsaday ninka dilka argagaxa leh goordhaw u geestay eedadiis la dhalatay aabihiis

W/Q Gacal Ayman

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here