HomeWarkiiNin hubeysan oo Hargeysa ku laayay dad shacab ah

Nin hubeysan oo Hargeysa ku laayay dad shacab ah

HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in nin hubeysan uu dad shacaba xalay ku laayay Magaaladaasi oo ah xarunta Maamulka Somaliland.

Wararku waxay tilmaamayaan in 2 ruux oo shacaba uu ninkaani dilay xlio ay gaari saarnaayeen lamana oga ujeedka dhabta ah ee ninkaasi hubeysani u laayay labada ruux oo la sheegay inay ahaayeen dhalinyaro.

Labada ruux ee la dilay waxay saarnaayeen xalay mid ka mid ah basaska yaryar ee ka dhex shaqeeya xaafaddaha Hargeysa Rabi ha u naxariistee.

Masuuliyiinta Maamulka gaar ahaan Hay’adaha amaanka wali faahfaahin kama bixin dilkaasi dad shacabka ah loo geystay xili Hargeysa ay ka mid tahay meelaha ugu nabdoon Somalia.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -