Nin ku hubeysan Toorey(Mindi) ayaa weeraray dad shacab ah oo xilligaasi sallaada Maqrib u taagnaa xaafadda Seybiyaan degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Weerarka ayaa waxaa la sheegay in uu geystay ruux isticmaala waxyaabaha maanka dooriya, waxaana ka dhashay dhimashada hal ruux iyo dhaawaca tiro kale.

Sidoo kale arinataan ayaa mid ku cusub somaliya, wxaana arinataan caan ku ahaa ururada sheegta islaamka oo Weeraro Nuucaan oo kale ah ku qaada inta badan Dalalka Yurub.

 

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here