Guri-ceel (dayniiile.com)-Alle ha unaxariistee  C/laahi Cali Huday oo la dhashay Taliyaba Jooliiska  Degmada Guri-ceel ayaa  aano qabiil loogu dilay Gudaha . Guriceel..

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay inay rasaas huwiyeen si qorsheysan, wayna baxsadeen inkastoo Booliisku ku raad joogo sida wararka aan ku helnay.
Maamùlka Magaalada iyo Taliska Booliska Guriceel faahfaahin dheeraad ah kama aysan bixin dilkaasi qorsheysnaa.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Saaka xiissdo dilkaan ka dhashay uu ka jiro gudaha Magaalada Guri-ceel ee Gobolka Gal-gaduud.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here